Please or Register to create posts and topics.

Wax Barasho

Haddii aan rabo inaan Jaamacad galo, intee wax ka bilaabaa? Maxaa shardi ah oo la iska rabaa?

high school haddaa dhamaysay, waxaa tagi kartaa Norquest. Waala qiimaynaa kadib waxaa laguu sheegaa inaa u baahantahay high school courses qaar inaa qaadato, haddii aa qaadato waxaa lagu siinaa high school diploma oo halkaan ah, kadib  aa geli kartaa jaamacad.

Jama Abdi has reacted to this post.
Jama Abdi

thanks sxbow, next week aan soo fiirinaa

App Coming Soon

Discover opportunities,resources,and Somali-owned businesses near you with our upcoming platform — building stronger community and connections.