high school haddaa dhamaysay, waxaa tagi kartaa Norquest. Waala qiimaynaa kadib waxaa laguu sheegaa inaa u baahantahay high school courses qaar inaa qaadato, haddii aa qaadato waxaa lagu siinaa high school diploma oo halkaan ah, kadib aa geli kartaa jaamacad.

Jama Abdi has reacted to this post.