Please or Register to create posts and topics.

Introduction

Hi, magacayga waa Layla, waddanka waxaan joogaa 9 months. So far waa ku faraxsanahay magaalka edmonton. Meeshaan aan isleeyahay waala kala faaidaysanaa.

Introduction soo bixi 

Jama, hal sano aan joogaa. shaqo raadis aan ku jiraa.barasho wanagsan

my name is khadar i am in Canada 5months and came to Edmonton 3 months before.

App Coming Soon

Discover opportunities,resources,and Somali-owned businesses near you with our upcoming platform — building stronger community and connections.