Please or Register to create posts and topics.

Welcome to SomaliOwned

Asc, ku soo dhawaada SomaliOwned. Waa meel loogu tala galay dadka Somalida meel kasta ay joogaan. Websiteka wuxuu leeyhay

 

- Marketplace oo aad wax ku kala iibsan kartaan.

- News oo aad kala soconayso wararkii ugu dambeeyay ee Somalida.

- Discussions oo fikir is waydaarsi ah iyo

- Directory oo aad ka helayso Somali businesses magaaladaada.

 

Magaalada Edmonton ayaa lagu bilaabayaa lkn waxaan rajaynaynaa In Sha Allah meel kasta oo Somali joogaan inay ka faa'idaysan doonaan.

Fikirkaaga hoos ku soo qor!

 

App Coming Soon

Discover and support vibrant Somali-owned businesses near you with our upcoming directory app – connecting community and commerce.